info@uistaag.org

Join Us

Sideen uga soo qeybgeli karaa?

Qof kasta oo muwaadhin Soomaali ah waa u furan yahay ka soo qebgalka iyo hoggaanka dhaqdhaqaaqa.

Waxaad iska sajili kartaa halkaan oo aad soo gudbin kartaa macluumaadkaada si lagula soo xiriiro.

Waxaad kaloo abaabuli kartaa magaalada ama dalka aad deggan tahay in la helo, Soomaali ka siman

ilaalin qaran, oo ka fogaada kala qeybin bulsho oo ku saleeysan qabiil.

Registration Form